Gaas oo Xeer Madaxweyne kusoo saaray Jadwalka Doorashada Puntland iyo Xulista…

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta soo saaray Digreeto Xeer Madaxweyne oo ku saabsan soo xulitaanka Golaha Wakiiladda  Puntland. Digreetada kasoo baxay Madaxweyne Gaas ayaa lagu faray Beelaha ku dhaqan Gobolada Puntland in ay u soo xushaan golaha wakiilada si waafaqsan dastuurka, una soo gudbiyaan Guddiga ansixinta iyo xalinta khilaafaadka ilaa 10/12/ … Continue reading Gaas oo Xeer Madaxweyne kusoo saaray Jadwalka Doorashada Puntland iyo Xulista…